Read More - PDFMAZE.COM

qaadanayaan xubinimada ECHO Lake Aquarium. & Science Center. Goorma iyo Halkee? Bobbin Mill Community Center. 245 Pine Street, Burlington. Isniin iyo ...
1MB taille 6 téléchargements 505 vues
Su’aalaha kusoo biirida?

Xogta Loogu Talo Galay Bulshada Wada Shaqayntu Naga Dhaxayso

HIMILADAAYADA: In aanu kugu awood siino, waalid ahaan, xirfad iyo khayraad kaa caawinaya in ilmahaagu waxbarto korona.

WAXAAN BIXINAA: Hawlo laga qayb galayo si loo dhiiri galiyo tibaaxa iyo dhisida xirfada si loo gaadho guul mustaqbalka.

SIDAY U SHAQAYSAA? Kasoo qayb galkaaga aad ELR si joogto ah ugu timaado waxa uu ilmahaaga u diyaarinaya dugsiga iyada oo la abuurtayo hawl maalmeed, baahi ogaansho iyo habdhaqan wanaagsan. Fadlan lasoo hadal Tina Boljevac oo kala hadal 802-652-8158 ama ugu soo iimeel garee tboljevac@ gbymca.org si aad xog dheeraad ah uga hesho.

HADAFYADA BARNAAMIJKA ELR 1. Si caruurta yaryar looga yareeyo nuglaanshaha iyo qoysaska saboolka ahna loogu abuuro soo jiidasho, waxbarasho koriin musaanad ah iyo dhaqan aan xasaasi ahayn looguna abuuro caruurta jacayl waxbarasho ee noloshiisa oo dhan. 2. Si loo kordhiyo shaqaalaha iyo dadka wakhtigooda ku tabarucay diyaar garawdooda iyo saamayntooda taas oo lagu gaadhayo kaalmo joogto ah iyo tobobar. 3. Si loo siiyo xog aan toos ahayn FFN (qoyska/ asxaabta/jaarka), khayraad, kaalmo iyo ku xidhaan si ay u koritaan ilmaha markay daryeelayaan; kordhinta daryeel bixiyayaashi oo la fahmo kaalinta ay ka ciyaarayaan koriinka iyo waxbarista guusha caruurta ay daryeelyaan. 4. Si loo xoojiyo qoysaska, loo kordhiyo xidhiidh ka dhaxeeya daryeelaha iyo ilmaha, abuurida xidhiidh, asxaabnimo iyo goobaabo taakulo oo laga dhax abuuro dadlka caruurta daryeelaya. 5. Si loo kordhiyo saamaynta barnaamijka iyo meesha uu gaadhayo iyada oo la kaashanayo wada shaqaynta hay’adaha bulshooyinka kale iyo in la sameeyo meel laga galo/wareejin meelaha kaalmo caafimaad ama adeeg bulsho looga baahdo.

Waxaa qayb maaliyadiisa bixisay A.D. Henderson Foundation, W.K. Kellogg Foundation iyo Vermont Children’s Trust Foundation

6. Si loo qiimeeyo, falanqeeyo oo loo qiyaaso saamaynta barnaamijku ku leeyahay kasoo qayb galayaasha, iyada oo la adeegsanayo qiimayntan si barnaamijka si joogto ah loogu hormariyo.

WADA CIYAAR WAX WADA BASHARO Barnaamijka Diyaar Garawga Akhriska ee Wakhtiga Hore Fursad wax barasho oo Bilaa Lacag ah oo Daryeel bixiyayaasha iyo Caruurta da’doodu kayar tahay 0-5 jir.

Waa maxay ELR? Waa goob ay caruurtu wax ku tibaaxaan wax ku bartaan iyago ciyaaraya sidoo kalena daryeel bixiyayaasha ayaa wax ka barta siday uga caawin lahaayeen inay guriga ku dhisaan xirfada caruurtooda. Macmacaan bilaa lacag ah iyo howlo isdhexgal ayaa ku diyaar ah barnaamijka kasta!

Barnaamijkaayaga ELR, waxaad ka heli doontaa:

Ma daryeesha ilmo da’diisu u dhaxayso 0-5 jir? Dhamaan Waalidiinta –xubnaha qoyska, jaarka, asxaabta, shaqaalaha kaalmada qoyska –way ku wada casuuman yihiin.

Barnaamijka Akhriska Wakhtiga Hore ee Greater Burlington YMCA Early waxaa lagu bixiyaa SADEX goobood oo munaasab ah!

Barnaamijka ELR ee Old North End

• Inaad hesho goob ciyaar • Tibaaxid • Fursad waxbarasho oo waalidiinta ah • Tilmaamo xirfad dhisida ah • Nususaace BILAA LACAG ah!

Goorma iyo Halkee? VNA Family Room at St. Joseph’s School 20 Allen Street, Burlington Mondays and Fridays, 9:00 am - 11:00 am September 4, 2015 - June 3, 2016

Yaa iman kara? Xubnaha qoyska, asxaabta, jaarka, shaqaalaha kaalmada qoyska—qofkasta oo daryeela caruur da’doodu u dhaxayso 0-5 jir ayaa ku casuuman barnaamijka!

Barnaamijka ELR ee South End Goorma iyo Halkee?

Goob jimicsi oo Qoys oo BILAA LACAG AH oo Y Dhamaan kasoo qayb galayaasha si joogto ah u yimaada barnaamijku waxay iman karaan Goobta Jimicsi ee Qoyska ee Y si BILAA LACAG AH maalinta Axada.

Bobbin Mill Community Center 245 Pine Street, Burlington Isniin iyo Arbaca, 10:00 subaxnimo – 12:00 duhurnimo

Barnaamijka ELR ee ECHO Goorma iyo Halkee? ECHO Lake Aquarium & Science Center 1 College St. Burlington, VT 05401 Tuesdays/Thursdays 9:00 am -11:00 am Barnaamijku waxa uu socdaa Sabteembar 1, 2015 – Juun 2, 2016. Barnaamijka waxaa la curiyay iyada oo la kaashanayo ECHO Lake Aquarium & Science Center kaas oo ay maalin galiyeen hay’ada Adeega Carwada iyo Maktabada. Dhamaan dadka khayraadka yar iyo dadka cusub/soo galaytiga ah waxay kaga qayb galayaan ELR ECHO waxaanay sidoo kale qaadanayaan xubinimada ECHO Lake Aquarium & Science Center.